Download this Blogger Template by Clicking Here!

Ad 468 X 60

Friday, December 13, 2013

Widgets

Dhambaal Jacayl Oo Khuseeya Qoyska

Ku: xaaskeyga aan jeclahay

Macaaneey iga gudoon dhambaalkan cishqiMarwadeyda aan jeclaayeey, markasta oo aan ku arko adoo hurda waan ku daawadaa aniga oo ay qalbigeyga buuxisay naxariista iyo cishqiga aan kuu qabo, sida kalsoonida iyo amaanka leh ee aad ii ag jiifto markaan eegana waxaan dareemaa inaan ahay nin ragga oo gacaladiisii seexiyey meel ay ku raaxaysato iyadoon ka baqayn cidna Ilaahay mooyee.Waxaan daawadaa farxada iyo quruxda wajigaaga ka muuqata, markaas ayaan ogaadaa inuuna jirin nin iga nasiib badani aduunka. Waxaa isa su’aalaa toloow hadii ayna sidan u quru xbadnayn sidan maad u caashiqi lahayd, hadana waxaan ogaadaa cishqiga aan kuu qabaa inuuna ahayn jidhkaaga quruxdiisa ee adiga oo dhan aan ku caashaqay macaaneey. Markastoon tukado waxaan kugu duceeyaa inuu Ilaahay swt kuu dhawro quruxda muuqata iyo tan qarsoon ee noqotay sirta jacaylka aan kuu qabo.Jacaylkayga qaaliga ah.


SHARE THIS POST   

  • Facebook
  • Twitter
  • Myspace
  • Google Buzz
  • Reddit
  • Stumnleupon
  • Delicious
  • Digg
  • Technorati
Author: Mohammad
Mohammad is the founder of STC Network which offers Web Services and Online Business Solutions to clients around the globe. Read More →

0 comments: