Friday, December 27, 2013
Naxariista Eebbiyo Nooloow Adoo Mudan - Gabay Qurux badan !
Naxariiso weligaa
Ha nebcaysan ruux qudha
Noloshu waa wadaagiyo
Niyadsamida khayrkiyo
Naawilaadda wacan ee
Nabaddiyo barwaaqadu
Nefis ay u baahdoo
Naf kastiba illaahay
Nimcadiisa garatoo
Naruurada cibaadada
Nalka ay u shidatoo
Ha nebcaysan ruux qudha
Noloshu waa wadaagiyo
Niyadsamida khayrkiyo
Naawilaadda wacan ee
Nabaddiyo barwaaqadu
Nefis ay u baahdoo
Naf kastiba illaahay
Nimcadiisa garatoo
Naruurada cibaadada
Nalka ay u shidatoo
*********
Nasashada khushuuca leh
Naxariista Eebbiyo
Negaanshaha wanaagga ah
Nadiiftaa Quluubtiyo
Nuxurkaa iftiimaya
Noogid li'i dadaalkiyo
Nidaamkaa Illaahay
Nuurkiisa raacoo
Nafaxaadka bogashada
Noloshaada taageer
Naxariista Eebbiyo
Negaanshaha wanaagga ah
Nadiiftaa Quluubtiyo
Nuxurkaa iftiimaya
Noogid li'i dadaalkiyo
Nidaamkaa Illaahay
Nuurkiisa raacoo
Nafaxaadka bogashada
Noloshaada taageer
*********
Neeftaadu cibaadiyo
Niyadoo khushuuc liyo
Nimco yaanay moogaan
Naxariista Eebbiyo
Noolow ado mudan
Ninna baahitiridiyo
Naallayn ha waydiin
Nafta Alle ku bxidho oo
Nabarrada begsiiyoo
Noolee cibaadada
Niyadoo khushuuc liyo
Nimco yaanay moogaan
Naxariista Eebbiyo
Noolow ado mudan
Ninna baahitiridiyo
Naallayn ha waydiin
Nafta Alle ku bxidho oo
Nabarrada begsiiyoo
Noolee cibaadada
*********
Nuug barakadeedoo
Naasku yaanu kaa gudhin
Naxariista Eebbiyo
Nimcadiisa galabsoo
Nabadgelyada dooroo
Nafta dooji weligaa
Nafta dooji weligaa.
Nuug barakadeedoo
Naasku yaanu kaa gudhin
Naxariista Eebbiyo
Nimcadiisa galabsoo
Nabadgelyada dooroo
Nafta dooji weligaa
Nafta dooji weligaa.
Alle waxan ka baryaynaa inuu innaga yeelo kuwo isu naxariista oo isu dulqaata.

Author: Mohammad
Mohammad is the founder of STC Network which offers Web Services and Online Business Solutions to clients around the globe. Read More →
Related Posts:
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Subscribe now!
Labels
Popular Posts
-
Naxariista Eebbiyo Nooloow Adoo Mudan - Gabay Qurux badan !
-
Magacyada gabdhaha soomaaliyeed
-
Xalinta khilaafaadka lamaanaha
-
Buuga 100 ka qof ee ugu saameynta badan dunida
-
Gabadha marka la meherinaayo ama la bixinaayo
-
FAAIIDADA TARBIYADA CARUURTA
-
Dhambaal Jacayl Oo Khuseeya Qoyska
-
10 dariiqo oo lagu kobciyo jacaylka labada is qaba
-
Chris Jackson iyo Jidkii hanuunka
-
Asturnaantu waa qayb xishoodka ka mid ah
Follow us!
Archive
Configure your calendar archive widget - Edit archive widget - Flat List - Newest first - Choose any Month/Year Format
Powered by Blogger.
Labels
Total Tayangan Laman
-
…
-
…
we are social
recent posts
latest tweets
Social Share
flickr photos
random posts
About us
recent posts
random posts
three columns
Text Widget
Sample Text
Contact
grids
Find Us On Facebook
like us on facebook
Popular Posts
-
Naxariiso weligaa Ha nebcaysan ruux qudha Noloshu waa wadaagiyo Niyadsamida khayrkiyo Naawilaadda wacan ee Nabaddiyo barwaaqadu Nefis ay u b...
-
Tusmada Qoraalkan : Magacyadu waxay isugu xigaan oo isku kooxo u yihiin sida xuruufta ingiriisigu u kala horeyso ee si wanaagsan uga faaiid...
-
WQ:Fadumo Geedi 2014-04-13 Ma jiro maanta lamana helayo qoys aan is khilaafin haba kala darnaadaane laakiin mushkiladdu waxay tahay qaabk...
-
Qaybtii 1aad Hordhac Seddax todobaad oo fasax ayaan haystey bishii Disember 2004 oo maalmo kamid ah wadamadan reer galbeedka looga dabaal...
-
Qaybta 4aad ee Qoyska & Guriga Islaamka. Asalamu aleykum, Waxaa waajib ah gabadha marka la bixinaa...
-
Asalamu Aleykum, kanni waa casharkii 16aad, qaybtii 3aad ee Tarbiyada Caruurta, ee casharkii inoo socon jirey ee Dhismaha Qoyska muslimkaa. ...
-
Ku: xaaskeyga aan jeclahay Macaaneey iga gudoon dhambaalkan cishqiMarwadeyda aan jeclaayeey, markasta oo aan ku arko adoo hurda waan ku daaw...
-
Asalaamo calaykum Qofkii doonaa in uu kordhisto Raasamaalkiisa waxuu raadiyaa siduu ku kobcin lahaa oo ku badin lahaa sidoo kale 10 qodo...
-
Chris jackson waa muwaadin maraykan madow ah waxa uu magac ku lahaa kuna caanbaxay ciyaarta kubada cagta ( Basket Ball ) sida inta badan...
-
Asturnaantu waa qeyb xishoodka ka mid ah, waa astaan xoojinaysa farqiga u dhaxeeya noolaha aan caqliga lahayn iyo bini’aadamka, inay cowrada...
Popular Posts
-
Tusmada Qoraalkan : Magacyadu waxay isugu xigaan oo isku kooxo u yihiin sida xuruufta ingiriisigu u kala horeyso ee si wanaagsan uga faaiid...
-
Sawirkan wuxuu ka turjumaayaa farxada ay yeelanaayaan lamaanaha soo wada xajiya , maxaa yeelay waa loo dambi dhaafaayaa markay soo gutaan wa...
-
الحمد لله .. والصلاة والسلام على رسول الله وعلى آله وصحبه ومن والاه Haddaad u dhaba gasho nolosha Bulshada Soomaaliyeed ee maanta, waxaad mo...
-
Qaybtii 1aad Hordhac Seddax todobaad oo fasax ayaan haystey bishii Disember 2004 oo maalmo kamid ah wadamadan reer galbeedka looga dabaal...
-
Tusmada Qoraalkan : Magacyadu waxay isugu xigaan oo isku kooxo u yihiin sida xuruufta ingiriisigu u kala horeyso ee si wanaagsan uga faaiida...
-
Chris jackson waa muwaadin maraykan madow ah waxa uu magac ku lahaa kuna caanbaxay ciyaarta kubada cagta ( Basket Ball ) sida inta badan...
-
Qaybta 4aad ee Qoyska & Guriga Islaamka. Asalamu aleykum, Waxaa waajib ah gabadha marka la bixinaa...
-
Walaalayaal wanaaga oo la isfaro, xumaanta oo la iska reebo waa arin shareecado na amartay. Wanaaga oo la amro waxaa ku jira badbaadada shaq...

0 comments: