Tuesday, December 31, 2013
Dhagayso Quraanka Kariimka Ah Oo Ku Turjuman 47 Luuqadood
Quraanku waa daawo iyo sifeeyaha qalbiga qofka, wuxuuna keenaa xasilooni iyo iimaanka qofka oo dhamaystirma hadii la badsado dhegaysigiisa iyo akhriskiisaba,markaa hadaad isleedahay waxaa ku soo gaadhay dhibaatooyinka Jinka, saaxirka iyo isha bini aadmiga iska fogee waxyaabaha shirkiga ah ama shaydaanku kuugu soo dhuumanayo, ka dibna intaad waysaysato oo ragacado sunayaal ah aad tukato ilaahayna aad talada u dhiibto oo wakiilato dhegayso quraanka intaad kari karto oo dhan sida Aayadahan iyo suuradahan quraanka ah oo kale.
Author: Mohammad
Mohammad is the founder of STC Network which offers Web Services and Online Business Solutions to clients around the globe. Read More →
Related Posts:
Quran
Subscribe to:
Post Comments (Atom)












0 comments: