Tuesday, January 7, 2014
Maniya Bint Daariq Al baxrayniya...
Maniya Bint Daariq Alabaxrayniya: Allaha Ka Raali Noqdee, Waxey Aheed, Gabar Ka Mid Ah Gabdhihii Wan Wanagsanaa Marka Habeenku Soo Galo Ayey Odhan Jirtay Bikhin Bikhin Naftaydaay Waxaa Yimid Farxadii (Suruur) Markaasay Dharkeeda Xidhanjirtay Oo Ay Salad U istaagi Jitay iyadood Moodo Sidii Geed Oo Kale ilaa Waagu Kabaryayo, Waxaa Lagu Yidhi Maad Habeenkii Hurdo Ka Dhigatid Jidhkaaga Dartii Markaasay Tidhi, Madawga Habeenku Wuxuu ixasuusinayaa Madawga Qabriga Ee Seen U Seexdaa.?..!
HA ILAAWIN INAAD COMMENT KA BIXISO INSHA ALLAH

Author: Mohammad
Mohammad is the founder of STC Network which offers Web Services and Online Business Solutions to clients around the globe. Read More →
Related Posts:
Madarasada Qalbiga Maqaalo
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
0 comments: