Monday, February 3, 2014
Maxay iiraan ka rabtaa Soomaaliya ?
Waxaa in la xuso mudan in dowladda Iiraan ay aad uga shaqaynayso sidii ay caqiidada shiicada Imaamiyada ah ugu dhex faafin lahayd dalalka muslimka ah ee haysta mad-habka sunniga ah, sida dalka Soomaaliya oo ay rabo inay kusoo gasho qaab samafal iyo wax-qabad u eg; ayadoo sheegaysa inay dhisayso madaaris ay caruurta soomaaliyeed wax ku baartaan. Waana arrin mudan in lala socdo oo laga digtoonaadoLinkiyadan ka dhagayso , warbixino ku saabsan shiicada hoos ka Daawo /dhagayso
Waa maxay shiico - Sheekh Umal
http://www.youtube.com/watch?v=tewfpNePxe0
Khatar shiicada iiraan _ Daawo
http://www.youtube.com/watch?v=qJ2TV8AeX74
Warbixin Muxaadaro xaasaasi ah oo shiicada ka waramaysa
http://www.youtube.com/watch?v=tewfpNePxe0
Khatar shiicada iiraan _ Daawo
http://www.youtube.com/watch?v=qJ2TV8AeX74
Warbixin Muxaadaro xaasaasi ah oo shiicada ka waramaysa
Sh. Abdirahman Bashir
SHEEKH MAXAMUUD SHIBILLE
Maqaal si wanaagsan u sharxaaya shiicada iyo waxyaabaha ay aamin san yihiin
Author: Mohammad
Mohammad is the founder of STC Network which offers Web Services and Online Business Solutions to clients around the globe. Read More →
Related Posts:
Wararka Ummada
Subscribe to:
Post Comments (Atom)












0 comments: