Tuesday, April 15, 2014
Raadinta Xuquuq aanad lahayn oo Ku Saleysan Xuduud Aan Alle Kuu Bannayn
Raadinta xuquuq aanad lahayn oo ku salaysan xuduud aan Alle kuu bannayn waxay kuu soo kordhisaa waa dullinnimo. Hadday se baahidaadu kaa xoog badato oo aad u cararto waxaad doonto ama lagaa dhaadhiciyo wanaag aanad lahayn, waxaad is nacsiinaysaa Allihii ku abruutay, ee markuu doono adduunkan ka dul qaadi kara. Sidoo kale waxaa uu noloshan kugu karaameey wanaag, sharaf iyo uur bani-aadaminnimo, waxayse kaa lumaysaa marka aad xuduud aan Alle ku siin gasho.
Haddaad dood ka furto qawaanniin samada ka soo degay, ama aad si tidhaahdo rogrog ama falanqee wax aan Alle ku bannayn waxa aad la doodasyaa Raxmaankii ku abuurtay ee maaha qof wadaad ah. Haddaaad cambaarayso qof diin ku sheegaya oo aayado Qur’aan kugula hadlaya waxaad cambaraysnaysaa Allihii ku qurxiyay ee adduunkan ku keenay adiga oo dhammays ah
Source: http://www.weedhsan.com/index.php/component/content/article/8-war/6867-sharaftu-waa-tusbax-w-q-xasan-shire
Haddii iimaankaaga aad wax ka fahmi weydo oo aad ka dareento daciifnimo, Fadlan cusboonayso oo dheh “Ashhaddu an laa Ilaaha illallaah, wa’anna Muxammaddu Rasuulu-llaah”.
Source: http://www.weedhsan.com/index.php/component/content/article/8-war/6867-sharaftu-waa-tusbax-w-q-xasan-shire
Xasan Cabdi Shire
Author: Mohammad
Mohammad is the founder of STC Network which offers Web Services and Online Business Solutions to clients around the globe. Read More →
Related Posts:
Wararka Ummada Xigmad
Subscribe to:
Post Comments (Atom)












0 comments: