Download this Blogger Template by Clicking Here!

Ad 468 X 60

Thursday, May 1, 2014

Widgets

Qalbi somali - Hooyadu waa qaali


Mahad oo dhan Illaahay baa iska leh nabad iyo naxariisina nabigeena korkiisa ha ahaato.
intaa ka dib
hooyada waa inagu qaali waalidkeen guud ahaanba marka hooyadeen waxay caloosha inagu siday 9 bilood oo u dhigma ama kaga cuslaa 9 sanadood, waxay la dhibtootay uurkii iyo umishii waxay ina nuujisay 2 sano oo dhan inta aynu yarayn mar kasta oo aynu xanuunsano habeen iyo maalinba way inoo soo jeedi jirtay.
wasakhda inaga imanaysa ee qadhmuuni hooyo waxay u ahyd iyada udgoon hooyooyinkeen abaalkooda ma gudi karayno si kasta aynu yeelno.\
waa inaynu u ducayno haday dhinteen iyo haday nool yihiinba Illaahow ugu naxariiso sidii ay yaraantii ii soo koriyeen

SHARE THIS POST   

  • Facebook
  • Twitter
  • Myspace
  • Google Buzz
  • Reddit
  • Stumnleupon
  • Delicious
  • Digg
  • Technorati
Author: Mohammad
Mohammad is the founder of STC Network which offers Web Services and Online Business Solutions to clients around the globe. Read More →

0 comments: