Download this Blogger Template by Clicking Here!

Ad 468 X 60

Monday, August 25, 2014

Widgets

Xijaabka wax ka baro

Walaashayda muslimada ahee miyaanaad ogayn


In ay jirto suurad quraanka ka mid ah oo Allah subxaana watacala uu siiyey magaca haweenka , suura Nisaa - Women

Qofkii ugu horeeyey ee islaamka shahiidnimo ku dhinta inay ahayd haween waana ( Sumaya Radiyallahu canha )

Qofkii ugu horeeyey ee rumeeya rasuulkii Alle , Nabiyallahi muxammed scw waxay ahayd qof dumara waa ( Khadija illaahay ha ka raali ahaadee )

taladii uu umadiisa siinaayay intuusan nebi muxammedna waxay ahayd intuusan dhiman in haweenka si wanaagsan loola dhaqmo

Waxaad tahay qayb bulshadeena ka mid ah waxaana kor u soo qaaday una qaadaysaa qayb kale oo bulshadeena ka mid ah bal eeg darajada gabadha muslimida ah

Maxaa yeelay waxaad leedahay qiime sare , islaamkuna wuxu kugu sharfay inaad xijaabato oo is asturto si uu u dhawro aadaabtaada iyo dhaqankaaga iyo daahirsanaantaada , Allena wuxuu inoo balan hadii aniga iyo adiga leynaga helo camalo wanaagsan inaan jano ku waarayno .

Illaahoow naga yeel kuwa aad raali ka noqotay ee raaca dariiqii nebi muxammed scw .

fadlan ha ilaawin inaad
Comments aaamiin ku qorto
Walaalaha kalena u share garayso

Waxaa qorey :: Nuradiini tahir hassan
Facebook page ::  Nuradinni

Website   :: Nuradiini

SHARE THIS POST   

  • Facebook
  • Twitter
  • Myspace
  • Google Buzz
  • Reddit
  • Stumnleupon
  • Delicious
  • Digg
  • Technorati
Author: Mohammad
Mohammad is the founder of STC Network which offers Web Services and Online Business Solutions to clients around the globe. Read More →

1 comment:

  1. Magacaygu waa Adams Kevin, wakiil ka socda shirkada Adams bixinta amaah amaah laga amaahdo, waxaan siinayaa amaah ugu dulsaarka 2%. waxaan ku siin dhan nooc oo kala duwan oo amaah ah. haddii aad u baahan tahay amaah hadda nagala soo xiriir email this: adams.credi@gmail.com

    ReplyDelete