Wednesday, July 30, 2014
Amiirkii muslimiinta cali bini abi daalib

qalalan.
Markaas baa rag weydiiyeen, maxaad khubustan qalalan u cuneysaa oo aad uga dhergi weyday hantidan aad haysid, ileyn amiirkii dhamaa ayaad tahaye?
Wuxuu ku yidhi “uma cunayo khubustan in hanti la’aani ay jirto, waxaanse ogaaday in dadka aan xukumo in badan oo ka mid ahi ay cunaan khubustan oo kale.
Sidaa daraadeed, ilaa inta uu ka hagaagayo heerkooda nololeed anigu iyaga ayaan la maciishad noqonayaa. Maaha in aan dhergo, iyadoo qayb dadkayga ka mid ahi ay gaajoonayso!
Madaxda maanta waa sidee xaalkoodu. Dadka ay xukumaana waa sidee?

Author: Mohammad
Mohammad is the founder of STC Network which offers Web Services and Online Business Solutions to clients around the globe. Read More →
Related Posts:
Afrika America Aqoon Guud Asia Baro Shakhsiyaad Saxaabada Xigmad Yurub
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Magacaygu waa Adams Kevin, wakiil ka socda shirkada Adams bixinta amaah amaah laga amaahdo, waxaan siinayaa amaah ugu dulsaarka 2%. waxaan ku siin dhan nooc oo kala duwan oo amaah ah. haddii aad u baahan tahay amaah hadda nagala soo xiriir email this: adams.credi@gmail.com
ReplyDelete